Our Innovation

Our company strives to innovate and reinvent the marketplace with our amazing client solutions. Our services, combined with our keen for research, produce the best results in the industry.

We are open to your suggestion. Please do not hesitate to contact us. 

Shaqooyinkeenna
  • Hoggaan dhab ah

    imageKartida, khibradda iyo cududda dhaqaale ee aynu isu keennay, waxa ay SBIC xubnaheeda u tahay garab iyo gaashaan.

    Waxa aanu maaraynay inaynu ka gudubno xuduud iyo xayndaab kasta, annagoo tiigsanayna ganacsi tayo leh.

  • Ku Dhisan Cilmi

    imageSBIC mashaariicdeedu waxa la hirgeliyaa ka dib markii si cilmiyeysan loo baaro. Tallaabadani waxa ay fududaysay in SBIC ay ku guulaysato howlaheeda ganacsi.
  • Gaadiidka (Transportaion)

    imageWaddooyinka ganacsiga loo maro ka sokow, SBIC waxa ay iska xilsaartay waddooyinkii ganacsigu mari lahaa.

    Waxa qorshaha SBIC ku jirta dhismaha waddooyinka iyo gaadiid isaga gooshaya bariga, bartamaha ilaa koonfurta Afrika.

  • Xoolaha Nool (Lifestock)

    imageXoolaha nool waa ubucda dhaqaalaha Soomaaliyeed. SBIC waxay u guntatay kobcinta, horumarinta iyo iibgeynta xoolaha nool.

    Haddii aad danaynayso inaad wax ka ogaato howlaha SBIC ee xoolaha, fadlan nala soo xiriir.
  • Dhexdhexaadin

    imageSBIC waxay u dhaxaysaa dowladda Djibouti iyo ganacsatada Soomaaliyeed, iyadoo la saxayo khaladaadka ka yimaada ganacsatada, dowladdana u gudbinaysa wixii muhiim ah ee ay ganacsatadu u baahan tahay si ay shuruucda ula qabsadaan. Waa tallaabo fududaynaysa dhaqsaha ganacsiga.
Waa Maxay SBIC? PDF Print E-mail

Somali Business Investment Council (SBIC) waa urur ganacsi oo ay ku bahoobeen ganacsato Soomaaliyeed oo isu keenay dhaqaale, aqoon iyo caqli wanaagsan.

SBIC waxa ay diyaarinayaan mashaariic ku wajahan Djibouti, Soomaaliya iyo Afrika. Aasaaska mashaariicdaas oo billaabmi doona sannadkan 2008 qaybtiisa hore, waxa ka mid ah:

  • Gaadiidka (Transport)
  • Kobcinta, horumarinta iyo iibgeynta xoolaha
Hoggaanka SBIC, iyagoo ka faa'iidaysanaya khibraddooda iyo haybaddooda, waxa ay kaalin muhiim ah ka gelayaan dhexdhexaadinta iyo hagaajinta xiriirka dowladaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed. SBIC waxa ay sixi doontaa khaladaadka ka iman kara ganacsatada Soomaaliyeed. Dhanka kalena waxa ay dowladaha u gudbinaysaa soo dhammaynta howlaha looga baahan yahay. Sidaasi waxa lagu gaarayaa in ay fududaadaan howlaha ganacsitadeena.
 

Aqoon Korodhsi

Ka faa'iidayso aqoonta iyo khibradda qaar ka mid ganacsatada iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed oo halkan ku soo gudbin doona qoraallo waxtar leh oo ku saabsan ganacsiga.

Horumar

Waxa naga go'an inaanu xal u helno wax walba oo ka hor iman kara horumarka ganacsiga Soomaaliyeed iyadoo aan kaashanayno aqoonteena, dhaqaalaheenna iyo caqligeenna.

Abbaartayada

  • Gaadiidka iyo waddooyinka
  • Kobcinta horumarinta iyo iibgeynta xoolaha nool
  • Hagaajinta xiriirka iyo shaqada ganacsiga Soomaaliyeed
More Info

Strategic Development

The initiative concerning a strategic imperative enables importance, because the enhancement increasingly lessens development.

Brand Awareness

The goal of any strong brand is achieve a level of awareness that instills the idea of quality and value into all of your potential customers.

Contact Us

Please do not hesitate to contact us at anytime. Our address:

P. 0. Box 2693
Djibouti; Republic of Djibouti
Tel. +253-353562

Our Motto

Changing the course of the inevitable, inevitably.
We have 1 guest online